Dalka Kazakhstan oo qabri laga helay dahab qiimo badn gaadhay iyo qalabkii dagaalka...
Dowladda Kazakhstan ayaa sannadkan dib u aasi doonta haraadiga meydka nin halyeey ah oo ka mid ah dadkii qarniyadii hore ku fiicnaa dhinaca dagaallada,...
Waa kuma Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Puntland
Guddoomiyaha golaha baarlamaanka ee Maamul goboleedka Puntland ayaa loo doortay Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo Daareed).
Wareeggii hore ee doorashada ayuu helay 37 cod, Halka Cabbdijamaal...
Sacuudiga oo dalbaday in la toogto shan kamid ah rag loo haysto dilkii Khashoggi
Sida ay ku warramayso warbaahinta Sacuudigu maxkamadaynta 11 qof oo loo haysto dilkii Wariyihii Sacuudiga ahaa ee Jamal Khashoggi, ayaa ka bilaabatay magaalada Riyadh,...
Farmaajo oo Eryay Ergaygii qaramada Midoobay u fadhiyay xamar Kuna Qoonsaday
Dawlada Xamar  ayaa waxaa ay maanta xoghayaha guud ee qaramada midoobay u dirtay dacwad ka dhan ah wakiilla Somaliya ee qaramada Nicklas Haysom.
Xukuumada xamar  waxaa...
Waxaa la gaadhay Xiligii Qiimaha laydhka Berbera laga dhigi Lahaa 0.3 Doolar, Wa balan...
sanadkii 2015 kii ayaay ahayd markii xukuumadii axmed maxamed maxamuud Siilaanyo aay ku wareejisay warshada laydhka ee berbera shirkad mdaxbanan  inkastoo waqtigaa bulshada  rayidka...
Dood Kulul Isbedelada Geeska Africa Laga Filan Karo Sanadka 2019 Iyo Xaalka Wada Hadalada...
Laanta Afka Somaliga ee Idaacada BBC-da ayaa waxaa ay  Qabatey dood xiiso badan oo lagaga hadlaayey Isbedelada gobalka Geeska africa laga filan karo sanadka...
Deg Deg, Madaxwayne Biixi oo sameeyay Xilka qaadis iyo Magacaabis
Madaxweeynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa sameeyay xil ka qaadis iyo magacaabis;
Agaasimaha wasaaradda maaliyadda ayuu u magacaabey, Maxamed Cabdi Guyrxan
Agaasimaha wasaaradda cadalaadda ayuu u...
Dadka dalka labaad ee ugu wayn Afrika oo maanta doorasho u dareeray
Dadka dalka labaad ee ugu wayn Afrika oo maanta doorasho u dareeray
Goobaha codbixinta ayaa la furay dalka Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo oo ah dalka...