War Deg Deg ah: Maamulka Puntland Oo Doortay Madaxwayne Cusub.
Xildhibaanada golah Baarlamaanka Maamul goboleedka Puntland ayaa maanta madaxwayne udoortay inuu noqdo Siciid Cabdulaahi Dani
Madaxwaynahan cusub ee saaka Puntland yeelatay ayaa waxaa doortay golaha...
Marti Qaad Kii Ugu Mudnaa oo Madaxwayne Muuse Biixi u sameeyay Madax dhaqmeedka, Siyaasyiinta...
Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, oo uu wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa hadhimo-sharafeed ku maamuusay salaadiinta Iyo...
Farmaajo oo Xidhay Ciidamo Hubaysana ku dalbaday Huteelkii Shirku Uga Socday Xisbiga wadjir...
Ciidamada amaanka ayaa la wareegay Hotel-ka uu siminaarku ka socday iyaga masuuliyiinta xisbiga Waddajirna dibada uga soo saaray.
Gudoomiyaha xisbiga Waddajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo...
UK Defence Secretary, Gavin Williamson’s twitter post on his recent visit to Somaliland
UK Defence Secretary, Gavin Williamson’s twitter post on his recent visit to Somaliland, shows a fellow among friends. Mr. Williamson who had a chance...
Golaha Amaanka Oo La Hor Keenay Qaraar Ka Dhan Ah Dawlada Soomaaliya
Golaha amaanka ee qaramada midoobay ayaa mar kale ka hadlay go’aankii ay dawlada soomaaliya ku eriday Nicholas Haysom.
Golaha amaanka ayaa la horkeenay qaraar ka...
BBC Madaxii shaqaalaha Pentagon-ka Kevin Sweeney oo iscasilay, haddaba maxaa looga kala cararayaa maamulka...
Madaxa shaqaalaha wasaaradda Gaashaandhigga ee waddanka Mareykanka, Kevin Sweeney, ayaa xilka iska casilay, bil kaddib markii Xoghayihii wasaaraddaasi James Mattis uu ku dhawaaqay inuu...
Maxay tahay sirta ku jirta wareysi uu bixiyay madaxweynaha Masar Abdifatax al-Sisi, oo laga...
Telefishinka CBS ee uu fadhigiisu yahay waddanka Mareykanka ayaa sheegay inuu ku gacan seyray codsi uga yimid dowladda Masar, oo dooneysa inuusan hawada galin...
President Trump ordered U.S. troops out of Syria and is weighing a possible drawdown...
WASHINGTON — The U.S. military plans to scale back its role in Somalia and curtail airstrikes against al-Shabab insurgents after having taken out many...