KU XIGEENKA QARAMADA MIDOOBAY U QAABILSAN ARIMAHA BINU AADANIMADA SOMALIYA IYO SOOMAALILAND MR BITH DEKLERING
IYO WAFTIGII BALAADHNAA E LA SOCDAY AYAA MAANTA SOO GAADHAY MAGAALADA BERBERA, WAXAANY SAAKA XILI HORE KORMEEREEN XERYAHA KUMEELGAADHKA AH AH EE DADKA KASOO CARARAY DAGAALADA YAMAN KU JIRAAN, SARAAKIISHAN SARE EE QARAMADA MIDOOBAY KA SOCDA AYAANA SIWAY UGU KUURGALAY XAALADA DADKAASI SU AALANA WAYDIIYAY, BOOQASHADAN AYAA SARAAKIISHAN QARAMADA MIDOOBAY WAXAA HORKACAAYAY MASUULIYIINTA HEER GOBOL IYO HEER DEGMO E GOBOLKA SAAXIL KANA HADLAY SAFARKA SHAQO E SRAAKIISHANI KU YIMAADEEN BERBERA IYO WIXII AY KAWADA HADLEEN