DUQA MAGAALADA BERBERA IYO XILDHIBAANO KA TIRSAN GOLAGA DEGAANKA AYAA SAAKA SI XURMO SARE LEH USOO DHAWEEYAY XILDHIBAANADA MARWO ROODA CABDILAAHI XASAN OO MAYOR KU XIGEEN KA HA DEGMADA TURKU E DALKA FIINLAAND, XILDHIBAANAD ROODA AYAAAN SANADIHII U DANBEEYAY KU HALANEED SIDII AY KOR UGU QAADI ALAHYD XIDHIIDH CAALAMIYA OO DHEX MERA SONMALILAND IYO DALKA FIINLAAAN ,XAASATAN MATAANAYNTA LABADA MAGAALAO E BERBERA IYO TURKU, QORSHAHA UGU HOREEYA E AY KU DHAQAAQDAYNA WUXUU AHAA SIDII LOO MATAANAYN ALAHAA LAYBERRIGA WAYN E DEGMADA TURKU IYO LAYBERRIGA MUADAD KOOBAN JIRAY EE BERBERA,

0

<iframe width=”560″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/qK30pj6ju50″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>