Ila iminka lama oga xaalku siduu yahaey casimada dalka suudaan ee khartuum waxaana la xaqiijiyay in Inqilaab fashilmay oo saraakiil milateri oo sare hogaaminyeen xalay waaberigii ka dhacay dalka suudan khaasatan magalada Urdun maan ciidamadan ayana isku dayay inay qabsadaan tv iyo idaacada magaalada ku taal URDUN MAAN,, wararkakale ee soo baxaya aya tibaaxay in saraakiisha hogaminayay afgambiga ay tabacsanayeen madaxawynihii xilka laga tuurey ee xasan al bashiir,
wararkalae ayana sheegaya in la qab qabtey sarakiishii hogaaminaysay inqilabka inakstoo an xog rasmiya laga helin siday wax u dhaceen