Deg Deg, Gudoomiyaha Gudida Doorashada dalka Jabuuti Faarax Cabdilaahi aya sheegay in Tirada Dadka isdiiwan galiyay ee ka codaynaya jabuuti tiradoodu tahay labo boqol iyo shankun oo qof, sidoo kalena wuxuu daboolka ka qaday kaadh qadashadu inay liidato oo illaa hda oo doorashadii ay ka hadhsantahay 3 casho dadka qaatay waxay gadhayan 65% taa macnaheeduna waa 130,000 kun oo qof aya qatay kaadhka codaynta,
Dabcana su aal kale oo bbc ay waydiisay ayaa ahayd sababta uu tartankii iskaga baxay musharixii madaxa banaana ee la tartamayay madaxwaynae geele, wuxuuna yidhi,
Anagu mahayno meeluu kaga baxay isagana war nama soo siinin
Gudoomiyaha komishinka doorshooyinka jabuuti wuxuu sheegay in goobjoogayal calami ahi joogan jabuuti oo eegi doona sida doorshadu u dhacdo,
madaxwayne geele aya markii shanad isku soo tagay madaxtimada dalka jabuuti oo iminka xukumayay 22 sanadood, waxaanu hal sano dheer yahay xukunka kaligii taliyihii miltariga ahaa ee xukumi jiray dalki la isku odhan jiray jamhuuriyada soomaliay ee waqtigan kala noqotay labada dal ee somaliland iyo soomaliay