Deg Deg Musharixii la tartamaya madaxwaynaha geelaha jabuuti oo joojiyay Olalihii lana sheegayo in uu iskaga haray tartankii

0

Deg Deg, Gudoomiyaha  Gudida Doorashada dalka Jabuuti Faarax Cabdilaahi aya sheegay in  Tirada Dadka isdiiwan galiyay ee  ka codaynaya  jabuuti tiradoodu tahay labo boqol iyo shankun    oo qof,  sidoo kalena wuxuu daboolka ka qaday kaadh qadashadu inay liidato oo illaa hda oo doorashadii ay ka hadhsantahay 3 casho   dadka qaatay waxay gadhayan 65% taa macnaheeduna waa 130,000 kun oo qof aya qatay kaadhka codaynta,

Dabcana  su aal kale oo bbc ay waydiisay ayaa ahayd  sababta uu tartankii iskaga baxay musharixii madaxa banaana ee  la tartamayay madaxwaynae geele, wuxuuna yidhi,

Anagu mahayno meeluu kaga baxay  isagana  war nama soo siinin

Gudoomiyaha  komishinka doorshooyinka jabuuti wuxuu sheegay in  goobjoogayal calami ahi joogan jabuuti oo eegi doona sida doorshadu  u dhacdo,

madaxwayne geele aya  markii shanad isku soo tagay madaxtimada dalka jabuuti oo iminka xukumayay 22 sanadood, waxaanu hal sano dheer yahay xukunka  kaligii taliyihii miltariga ahaa ee xukumi jiray  dalki la isku odhan jiray jamhuuriyada soomaliay ee waqtigan kala noqotay labada dal  ee somaliland iyo soomaliay