Deg Deg War, Markabkii Koonteenarada e 12 Casho Xanibnaa,
Markabkii u rarnaa ganacsatada Somaliland e Mudada 12 casho ah ku xanibna Haabada  Dekada Berbera aya daqiiqadihii inasoo dhaaafay xal laga gadhay, kadib markii sadexdii casho e u danbeeyay  wadhadalo sadex geesood ahi ay dhex marayeen Maareeyaha Guud e Dekadaha Somaliland Siciid xasn cabdilaahi, wasiirka wasarada ganacsiga iyo warshadaha maxamed xasn saajin iyo Labada daraf e Xisaabta isku hayay e Shirkada Oomaar o wakiila Markabka xanibna iyo Dp World,
Kabtan Yuusuf Cali Nuur warkan No Xaqiijiyay Ahna Gudoomiyaha ganacsatada Somaliland aya yidhi, Markabkii Aroorta aya Lasoo Lagusoo xidhaya Dekada Berbera, waxaanu u mahad naqaynaa Maareeyaha Dekadah Somaliland Siciid xasan, wasiirka Wasaarada ganacsiga iyo warshadaha Maxamed xasn saajin iyo Rugta ganacsiga e Somaliland sida hawlakr nimada ah e ay uga shaqeeyeen in xal la gaadho si ganacsatadu alabadooda ugala degaan markabka,
Shxnada Markabkan saarnayd o dhamyd 890 koonteeenar ayaa ahayd tii ganacsatadu ugu talo gashay bisha ramadaan , waxana kamid aha raashin, Timir Dawooyin iyo Agab kale kale o nolasha daruuri u ah,