Madaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu ka Hadley cabashadii xisbiga Waddani ka gudbiyey 3 xubnood ee madaxweynuhu u soo xulay kominshanka doorashooyinka
Madaxweynaha ayaa sheegay in xisbiga Waddani ay cabashada xaq u leeyihiin isla markaana uu ku ixtiramaayo balse uu ku qanacsan yahay go,aanka ay golaha wakiiladu ka gaadhaan