Deg Deg, wasarada Beerah iyo Xoolah e dalka Sucuudi Carabiya o xayarad Hor leh kusoo rogya xoolihii ka tagi jiray wadmada Jabuuti iyo Soodaan,

0

Deg Deg, wasarada Beerah iyo Xoolah e dalka Sucuudi Carabiya o xayarad Hor leh kusoo rogya  xoolihii ka tagi jiray wadmada Jabuuti iyo Soodaan

Waxaan dib loo soo celiyay markab xoolo ka qaaday jabuuti o siday 900 oo geela iyo 4000 oo Adhi ah,

Arinkan aya kusoo beegmaya iyadoo xiligan aay  xoolo tiro badan oo isugu jira geel iyo adhiba  ku jiraan macjarada xoolaha lagu nasiyo e dalkaasi  halka  xoolo kalena jidka kusii jiraan,

Sidaynu ognahay dalka sucuudiga ayaa  hor u joojiyay xoolihii uga tagi tagi jiray  wadamada  Somaliland iyo soomaaliya marka laga reebo xiliga mooshonka xashka o u dub u furo dhoofka xooluhu labadaii sano e u danbaysay,

Dalka sucuudiga  ayaa ah dalka  loo iibgayan jiray xoolaha  mandaqada bariga afrika  lamana garanayo sababta  mar kaliya  4 taa wadan  xoolahoodii looga joojay  suuqyada dalka sucuudiga,

Mid kamida ganacsatada wawayn e xoolaha ka dhoofin jiray dekada berbera e Somaliland   Cabdiraxmaan maxamed xuseen SHIDAAR  oo aanu wax ka waydiinay xaalada  taagan e  xayiraada sucuudiga oo sii baaladhatay  ayaa yidhi,

Runtii waa dhib  cusub oo soo korodhay      waayo ganacstada xoolaha  waa ku caqabad tan dhacday                   sababtoo ah    markii sucuudigu xayiraya xoolaha uga taga  berbera       isha furan waxay ahayd  jabuuti , LKN waxan rajaynayna ayuu yidhi in illahay lagama quustee  ill kale furanto waliba  rajo wayn ayanu ka qabnaa  in dhoofka xoolaha e wadmada Somaliland iyo soomaaliya  cunqatayanta laga qado oo  sucuudigu dib u furo  suuqiisa xoolaha  la gayn jiray,