Markii ugu horeysay waxaa Somaliland maanta yimid wafti uu hogaaminaayo Wasiirka Arimaha Dibada dalka Eriteriya Cismaan Saalax Maxamed .
Waftiga oo ka soo degay garoonka Diyaaradaha Hargeysa ayaa kulan goor dhaw la qaadan doona Madaxweyne Muuse Biixi .