Dawlada dalka suciidiga ayaa isku diyaarinaysa sidii aay u qiran lahayd dilkii waryihii jamal kashoogi
warbaahinta caalmiga ah ee dalka maraykanka ayaa qoraya in boqortooyada sacuudigu sidii aay u qiran lahayd dilka si cadaaanan u shaacin lahayd dilka wariyaha sacuudiga u dhashay,
dawlada sacuudiga ayaa doonaysa in aay  dilka wariyahaa ku tilmaanto qalad ka dhacay mukhadaraadka sucuudiga oo waraysiyo la yeelanayay  kadibna uu sidaa ugu dhintay gacantooda,
dawlada turkiga ayaa markii warkani soo baxay labo wiig ka hor waxay sheegtay in wariyahaa lagu dhex dilay safaarada dhexdeeda kadibna la jar jaray oo hilibkiisii loo qaaday dalka sucuudiga  intaa kadibna lagu tuuray biyaha bada cas,
dilka wariyahan ayaa noqon doona  mid dalka sacuudiga  ku keena sumcad xumo  iyo waliba saaxiibo badan oo aay ku waayaan,
caqabada ugu daranina waxay noqon doontaa marka la yidhaa keena maydkiisii taasina  dhibaato horleh oo muran dhalisa ayaa ka dhalan doonta,