Deg Deg Siyaasisi ismaaciil Buubaa oo Kulan Xishmad iyo Qadarin ah la qaatay madaxwayne Biixi

0

DEG DEG Wararka Madaxtooyada Somaliland,

Siyaasiga  Ismaaciil Buubaa oo  Booqasho qarsoon Ku tagay  Madaxtooyada Somaliland Lana Kulmay madaxwaynaha jamhuuriyda  Somaliland,

Lama Oga waxay kawada hadleen  Siyaasiga Mucaardka Fog ah iyo madaxwayne Biixi,

Inkastoo Xiligan  Murug Siyaasadeed oo Gudaha Somalilan ahi jiro hadana  Siyaasiyiinta  Somaliland waligoodba Danta  gaarka aah waxay ka Hor mariyaan danta Guud  tanina waxay u Quus Goynaysaa  cadawga Somaliland ee Moodayay in  Muranka  Siyaasada Gudaha Somaliland uu kala Kaxayn Karo  Hogaamiyayaasha Reer Somaliland, Xasuuso oo Siyaasi ismaaciil Buubaa  Wuxuu Hormood ka ahaa halgankii Hubaysnaa ee  SNM  ee lagu Riday  taliskii Siyaad bare