Ruushka oo ku hanjabay inuu beegsan doono Britain

0

Ruushka ayaa Isniintii ku hanjabay inuu beegsan doono bartilmaameedyada milatariga Britain ee gudahan Ukraine iyo meelo kaleba hadii ciidamada Ukraine ay Ruushka ku duqeeyaan gantaalada ridada dheer ee uu Ingriisku siiyay.

Arrintan ayaa xoghayaha arrimaha dibadda Britain David Cameron uu u ogolaaday in Ukraine ay naftooda ku difaaci karaan.

Britain ayana hub gantaalo ridada dheer ah siiyay ukrian arinkan ayaa ka cadhaysiiya Ruushka ,

madaxwaynah Ruusjhka ayaana markii shanaad loo dhaariyay xilka ugu sareeya dalkaasi,