Madaxwaynihii hore ee USA Donald Trump aya maanta khamiisa maxkamad hortagaya, kufsi ayaana loo haysta,

0

Maanta oo Khamiis ayaa lagu wadaa in maxkamadda degmada Manhattan ee magaalada New York dib u amba-qaaddo, dhageysiga kiisaska dacawadeed ee tirad badnaa oo uu kujiro kiiska sumcad-dilista ah oo ka dhan madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump, kaas oo ay maxkamadda geysay haweeneey qoraa ah oo lagu magacaabo E. Jean Carroll.

Haaweneydan ayaa horay ugu eedeysay Trump, inuu fara-xumeeyay sannadihi sagaashamaadki iyadoo Trump uu beeniyay eedaha loo soo jeediyay.

Sannadki 2019-ki ayay maxkamad ka dacweysay iyada oo ku eedeysay inuu sumcad dilay. Haddaba

kiiskan ladabo wado madaxwaynihii hore ee mareykanka aya wuxuu ka kooban yahay 34 qodob oo intooda ku salaysan yihiin wax is dabo marin ama musuq maasuq iyo gabdhan hada hor kacaysa dambiga lagu oogayo mr Trump oo sheegaysa in uu sumcad dilay kadibna laluush ku bixiyay in aanay hadal oo ay aamusto,

Qodabada kale ee ka mida cdacwada madaxwaynihii hore ee mareykanka waa ka mida in anu Run ka sheegi jirin dhaqalhiisa dhabta ah ama ganacsigiisa  sidoo kalena cashuuraha uu la aamusi jiray waxna isdbo marin jiray,

 waxaa hadaba suura gala in dacwadan dhegaysigeedu qaato 6 todobad ama ka badanba  ,waxaana la xulaya xeer beegtidii gali lahayd kiiska trump