Madaxda Kenya iyo Itoobiya oo heshiis ku saxiixday Nairobi

0

Dowladaha Kenya iyo Ethiopia ayaa magaalada Nairobi ku kala saxiixday heshiis dhigaya sii xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeya labada waddan, gaar ahaanna, ganacsiga, isku socodka dadka iyo xoojinta nabad galyada yo difaaca aminiga iyo  qaaradda iyo guud ahaan midda gobolka.