Shirka Afrika ayaa qodobada lagaga hadlay gebagebadii 1 iyo 2 iyo 3 aadba waxay ahayeen

0

Shalay waxa magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia lagu soo gabagabeeyay Shir madaxeedkii wadama Midowga Africa.

Shirka ayaa madaxdu ka soo saartay war murtiyeed ay ku cambaareeyeen weerarka Isreal ay ku heyso Qaza, iyaga oo dalbaday in Isreal ay joojiso dagalka Qaza, xayiraadana laga qaado Magaalada.

Dhinaca Africa, waxaa diiradda lagu saaray xaaladda ka taagan galbeedka Africa, Sudan, iyo xiisadda ka dhex oogan Ethiopia iyo Soomaaliya oo aan si quwaysan looga hadlin

shirkan ayaan wax muhiimad ah siinin qayladii madxawaynaha mamulka muqdisho, waxaana cadaatay in madaxda Afrika ay dhabarka ujeediyyen maamulka muqdisho ,

su,alaha layska waydiiyay dacwada maamulka muqdisho ee heshiiska labada fdal ee Ethiopia iyo Jamhuuriyada Somaliland ayaa ahayd hadii uu xukumo xasan sheekh somaliland ha hor istaago heshiiska , mida kale waxaa mid kamida madaxwaynayasha Afrikaanka ah ee shirkank aqayb galy waydiiyay madaxwaynaha maamulka muqdisho 33 sano ayay somaliland is mamulaysay clamkana wadiisanaysay aqoonsi  maxad intaa qabanayasay ee aad iyaga ula heshiin wayday,