Markab lagu afduubtay xeebaha Puntland

0

Mas’uuliyiinta Maamul goboleedka Puntland ayaa ka hadlay markab la sheegay in maalintii Jimcaha ay fuuleen dad lagu tuhmayo inay yihiin burcad badeed hubaysan  markab

.hawshan waxay ku bilabeen doon laga leeyay Iiraaan oo ay afduubeen kadibna sidas ayay ku tageen badwaynta,

ninamkan ayaa umuuqda inay siwayn u ababulan yihiin oo una diyaar garoween inay badwaynta kasoo afduubtaan maraakiibta mareysa,

maamulka butlan ayaa sheegay in ragani ka kooban yihiin dhowr iyo toban nnin sid laga arkay sawir uu kaso  qaaday satelait ku,

sidaanu warka ku helany ayuu yidhi sarkal uhadlayay butland in la dabo socdo markabkii la afduubay wazaana eryanaya  markab dagaal oo laga leeyahay  Hindiya 

markabkan la afduubay lama oga ilaa iminka halka uu ka diiwaan gashan yahay iyo calanka uu sitay waxaase la shegay in uu siday waxyaabaha kiimikooyinka ah ee beerahah lagu bacarimiyo