Koox ‘burcad ah’ oo doon kale ku afduubatay xeebaha Puntland

0

Doon nooca kalluumaysiga ah oo Iran laga leeyahay ayaa shalay koox Burcad ah ay ka afduubteen xeebta degmada Qandala ee Gobolka Bari, waxaana ciidamada dhanka Badda ee Puntland sheegeen in ay ku bexeen, laakiin wali wax war ah kama soo bixin afduubka doontan.

Waa doontoo labaad ee kalluumaysi oo Iran ay leedahay laba todobaad gudahood koox burcad ay kaga afduubtaan bariga Soomaaliy.