Musharax Ciro muxuu ka yidhi go,amada shirkanhabar Jeclo

0

Musharrax madaxweyne Dr. Cabdiraxmaan Cirro oo taageeray qodobada shirka Burco ka soo baxay

 

“Waxa aan dhambaal hambalyo iyo bogaadin ah u dirayaa go’aamada bayaanka ka soo baxay Shirka tala-wadaag ee Beelweynta Habarjeclo ee ay saaka ka soo saareen magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

Dhammaan madax-dhaqameedka, waayeelka, waxgaradka, culimada iyo nin garboodka ka qeyb galay Shirkaa masiiriga ah iyagana waan hambalyeynayaa sida lexojeclada leh ee ay dalka iyo dadkaba u badbaadinayaan goor walba.”