Sicir-bararka ka jira dalka Kenya oo kasii daraya

0

Dalka Kenya, waxaa mar kale koror xoogan uu ku yimi qiimaha shidalka dalkaasi, xilli sidoo kale ay jiraan sare u kac laga dareemay qaybaha kale ee maciishadda.

Arrintan ayaakeentay inay walaac ka muujiyaan qaar ka mid ah bulshada dalkaas.

Wadanka Kenya oo ah ka ugu Tunka wayn dhanka dhaqaalaha ayaa xasilin kari wayay sicir bararka kor usocda,

dhawan aya rabshadihii mudaharaadyada watay ee shacbiga dalkaasi dhigeen waxay ka cabanyeen qiimaha muceeshada iyo shidalka ilaa iminkana wax laga qabtay ma jirto,

dadka qaar baa  ku eedayay in xukuumada kenya ay laftigeedu kor u qaaday cashuuraha kala duwan, tani ayaan badhi taageertay sicir brarka,