.Mudaharad ka dhcay NIROBI saaka iyo magaaladfa oo dariiqyada wawaynhaawanayaan

0

Ganacsiyada Nairobi qaarkood ayaa xiran iyadoo booliiska Kenya ay gaaska dadka ka ilmeysiiya u adeegsanayaan kala cayrinta dibadbaxayaasha mucaaradka ah.

Waxaa jira isku dhacyo booliiska iyo bannaanbaxayaasha ku dhex maray waddada weyn ee Kenyatta Avenue, qaarkood ayaa dhagaxaan ku tuurayay saraakiisha ammaanka.

Dukaamada ayaa xiran iyadoo milkiilayaasha ay ka baqayaan in dhac loo geysto.