Magangelyo doon ay Soomaali ku jirto oo ka tegaya Maraykanka una tahriibaya Canada

0

Waxaa sii kordhaya tirada dadka magangelyo-doonka ah ee gaaraya dalka Canada iyagoo sii maraya xuduudda Mareykanka. Dadkaas oo ay kamid yihiin dhallinyaro Soomaali ah, ayaa lagu soo warramayaa inay wajahayaan dhibaatooyin kala duwan xilligan lagu guda jiro qaboobaha.

Sababaha  qaxootigu ugusoo qulqulayan ayaa waxa kamida in  xaga sharci helida ay fududahay, qodabada ay dadku ka cabsi qaban aya ah in dadka maraykanka usoo tahriibaya e soo maraya wadmada latiinka ay su,aali dul taalo oo ah in ay marka hore wadmadaa ay marayan isksoo dhiibaan taasi oo cabsi ku abuurtay dadka tahriibayaasha ah, waxay kamid tahay asbaabaha dadka qaxooti doonka ahi usoo galyaan kanada