Amuuraha Islaamka: Taageereyaasha Carabta ee Koobka Adduunka oo ka horyimid suxufiinta Israa’iil

0

Warbaahinta caalamka ee tebineysa Koobka Adduunka ee ka socda waddanka Qadar waxaa ka mid ah kuwa Israa’iil, hase yeeshee taageereyaasha Carabta iyo weliba kuwa kale ee caalamka ayaa ka horyimid howl-maalmeedka suxufiyiinta Isreal.

Falan qeeye Xadana aya sheegay in kalsoonida ay ku yimaadeen wabahinta isaaiil koobkan aduunka ee gadar ka socda ayuu ku sheegay in ay laabta ku haysteen heshiisyadii ay bayihii udanbeeyay la galayeen wadmada carabta qaakood  ay hoos u dhigtay cadaawadii ka dhaxaysay wadmada caabta iyo muslimkaba  laakiin wuxuu yidhi falanqeeye Xadaana in ay aanay taasi dhicin bedelkeedana aya warbaaahinta isaa,iil la kulmeen xalado qalafsan oo oo muujinaya nacaybka wali jia ee israiil iyadoo tageeyayaashii  carbeed iyo muslimiintii ka qaybgashay dawashada koobkan dunida ee ka dhacaya dalka Gadar ay kor uqadayeen calanka falastiin iyagoo sheegaya inay taageersan yihiin qadiyada eer Faalstiin