Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay oo kusii adkeeyay cunaqabatayntii hubka dalwada xamar

0

 

 

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Khamiistii u codeeyay in cunaqabateynta hubka ay sii saarnaato Soomaaliya, muddo ku eg illaa 15-ka November 2023, markaasi oo mar kale dib u eegis lagu sameyn doono.