Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ayaa Magaaladda Boorama Si Habsami Leh Uga Wadda Hirgalinta Dhammaan Wadooyinkii Ka Farcameyey Master Plan-kii

0
Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Ayaa Magaaladda Boorama Si Habsami Leh Uga Wadda Hirgalinta Dhammaan Wadooyinkii Ka Farcameyey Master Plan-kii Wasaaradu Ka Fulisay Magaaladda Boorama.
15-10-2022 Boorama Wasaaradda Hawlaha Guud Dhulka iyo Guriyeynta, Somaliland Magaaladda Boorama Si Habsami Leh Uga Wadda Hirgalinta Dhammaan Wadooyinkii Ka Farcameyey Master Plan-kii Wasaaradu Ka Fulisay Magaaladda Boorama.
Dhameystirka Master Plan-ka Magaaladda Boorama Oo Ay Iska Kaashanayaa Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Iyo Dawladda Hoose Ee Magaaladda Boorama Ayaa Si Habsami Leh Usocda, Iyadoo Ay Fulinayaan Injineero Ka Kala Socda Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Iyo Dawladda Hoose Ee Boorama.
Dhameystirka Master Plan-ka Boorama Ayaa Ah Sidii Loo Sameyn Lahaa Shaxda Qorshe Magaaleedka Boorama, Taas Oo Ahayd In La Sameeyo Dhamaan Wadooyinkii Ka Farcameyey Master Plan-kii Magaaladda Boorama. Iyadoo Dhammaan Dhulkii Master Plan-ku Maray Laga Sameyn Doono Dhammaan Wadooyinkii Ka Farcameyey.
Hawshan Fulinta Wadooyinkii Ka Farcamayey Qorshe Magaaleedki Maagaladda Boorama Ayaa Socon Doonta Muddo Bil Ah, Iyadoo Si Qurux Baddan Oo Qaayo Leh Usocoto, Iyadoo Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka Iyo Guryeynta Iyo Dawladda Hoose Ee Magaaladda Boorama Ay Umahadcelinayaa Dhamaan Dadweynaha Magaaladda Boorama Sida Quruxda Baddan Usoo Dhaweeyey, Hawlwadeenadda Hawshaa Waddana Sida Wacan Ula Shaqeynaya.
ALLAA MAHAD LEH
DHAMMAAD