Masar oo xabsiga kasii deysay in ka badan 700 oo maxbuus

0

70 sano kadib markii boqortooyadii masar ka talin jirtay la riday ee saraakiil milatari oo kacaan hogaminaya qabsdeen aaya madaxwaynaha  Milatariga ah ee masar cabdifatax al siisi siwayn uga hadlay isagoo sheegay in isbdel la mahadiyay ka dhacay masar 1952 oo kacaan dhshay, xataa madndaqada ayuu isbdel u keenay kacankasi ayuu yidhi,

Dowlada dalka Massar ayaa xabsiyada kasii deysay in ka badan 700 oo maxbuus ah sanad-guurada Kacaanka July aawadeed, waxaana dadkan ay xirnaayeen sanado kala duwan, iyada oo qaarkood ay maxkamadi hore u xukuntay.