Itoobiya oo gaadiidleyda ku eedeysay inay si qarsoodi ah shidaal ku geliyeen gobolka Tigray

0

Iyadoo ay socdaan dadaallo lagu doonayo in gargaar lagu gaarsiiyo malaayiin qof oo ku nool gobolka Tigray ayay dowladda federaalka Itoobiya waxa ay sheegtay in darawallada kaxeeya gaadiidka gargaarku ay sifo aan sharci aheyn waxyaabo la mamnuucay ku geliyaan gobolkaasi