Madaxweynaha Soomaaliya oo magacaabay Xilal cusub

0

dhaqaalaha, siyaasadda iyo xidhiidhka baarlamaanka.

Madaxweyne Xasan ayaa la taliyaha Sharciga u magcaabay Ibraahin Iidle Saleebaan, halka Zakariye Xasan Cali (Gaashaan) uu madaxweynuhu u magcaabay la taliyihiisa siyaasadda iyo xidhiidhka baarlamaanka. Xasan Aadan Hoosow ayaa madaxweynuhu u magcaabay la taliyaha dhaqalaha.

Wareegtada ka soo baxday madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in xubnahaan la magacaabay ay soo qabteen xilal sarsare oo Hay’adaha dowladda dhexdooda ah iyo meelo kale oo muhiim ah, waxa ayna khibrad wanaagsan u leeyihiin howlaha loo igmaday.