Shirkada dahabshiil terminal Oil oo shidaal jaban keentay

0
     Shirkada Dahabshiil Terminal Oil ayaa dalka keentay shidaal qiimihuuse jaban yahay,
Warmurtiyeed kasoo baxay xafiiska maamulka haamaha shidaalka ee shirkada dahab shiil berbera ayaa lagu sheegay in shidaal qiimihuusu jaba yahay dalka ay keentay, shirkada dahab shiil Oil , arintan ayaana war wanaagsan u ah bulshada madama bilihii udanbeeyay uu kor ukacay qiimaha shidaalku,
Â