Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle oo qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland

0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa xarunta Madaxtooyada ee dalkaasi ku qaabilay Wefti uu hoggaaminayoy Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Ciise Kayd Ragsaale.