Gaadiidka Wawayn ee Somaliland oo helay saamiga 50% rarka laga qadayo dekada berbera ee ku socda dal waynaha Ethiopia iyo ururka gadiidlayda Towfiiq oo soo dhaweeyay,

0

Agaasime Ahmed Abokor oo ku guulaystay in ay Gaadiidka reer Somaliland ay helaan saamigoodii 50% ka Rashinka UN WFP ee Transitka ah ee Ethiopia loo raro kaasoo aanay helin sanadihii u danbeeyay oo dhan, laguma so koobay inay jigjiga oo kaliya aanay dhaafin inay rarka geeyaan, Agasimaha aya isla markaan ka hawl galay isla markaan Ibo Furay magaalooyin cusub oo raashinka ay u  qaadaan gaadiidka somaliland sida Deridawa iyo Nazereth, wa markii ugu horaysay mudo 20 sano ee gaadiid laga leeyahay Somaliland ay geeyan raashinka muwaacinada ah magaaloyinka fog fog oo Ethiopia ah,

Ururka gadiidlayda Towfiiq aya iyaguna si diiran usoo dhaweeyay in ay helaan saamiga rarka  u socda dalka Ehtiopia,