Agaasimaha Guud ee Wasaarada Arimaha Gudaha oo dhaawaciisa la soo gaadhsiiyey Hargeisa

0
Agaasimaha Guud ee Arimaha gudaha somaliland ayaa gaadhi kula dhacay duleedka galbeed ee magaaalada Berbera,Agaasimaha iyo 4 qof oo kale ayaa shlkaa Dhaawac ka soo gaadhey iyada oo dhawaacooda la geeyay Cusbitaalka Berbera basle Markii danbe loo soo qaaday  Hargaysa
Agaasimaha ayaa ka mid ahaa wafti uu hogaaminayey Madaxwayne ku-xigeenka Somaliland oo  safar ku tegay Magaalada Berbera