Mooshin Labataneeyo Xildhibaan horkeenen Golaha Wakiilada oo saqiiray+Liiska Xildhibaanada

0
Mudaneyaal ka tirsan Golaha Wakiillada ee Somaliland oo tiradoodu gaadhayso 28 mudane ayaa u gudbiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Mooshin ay ku dalbanayaan in la dhaqan geliyo xeerka Ururrada Siyaasadda oo dhawaan Madaxweynuhu ku soo celiyey Golahaasi.
Xildhibaannada soo gudbiyey Mooshinka, ayaa u badnaa Xisbiga KULMIYE.
Halkan ka akhri Mooshinka & Liiska Xildhibaanada:-