Itoobiya: Qaramada Midoobay oo joojisay qeybinta raashinka kadib markii la bililiqeystay

0

Qaramada Midoobay ayaa sheegtey Arbacadii shaley in raashin badan looga dhacay baqaarro ay ku laheyd waqooyiga Ethiopia, taasina ay sababtay inay joojiyaan cunno qeybintii ay ka wadeen laba magaalo.