Qiso dhexmartay Sh Cabdirashiid sh Cali Suufi & Siyaad Barre | Sheekh cabdirashiid Sh Cali Suufi

0

MAASHAA ALLAAH ILLAHAY haxafido SHEEKHA sheekh Abdirashiid
Madaxda aduunyada waxay isu ekeysiiyaayaan mablikada ILLAAHAY sheeku waxa uu yidhi waana la xidhay anaga oo wadaado ah buuq iyo mudaharaado ayaa laga baqayay markaa madaxweynaha ayaa nala horkeenay waxa uu nagu yidhi mar hadii lay kin hor keenay ha baqina qofwalbaw waxaa doonto sheeg waalagu sii daynayaa mar hadaa I aragteen hadaydaan I arki lahayn walaydin kharajin lahahaa.
Sheekh waxa uu yidhi waxaan xasuustay ayaad odhanaysa maalinta qiyaamaha qofka ILLAHAY arkaa janaduu galeyaa waynaanta ILLAAHAY awgeed qof kii aan ILLAAHAY arkin janada magalayo
Waa xaqiiq in bini aadamka kibir iyo is yeel yeel uu ka qaado amaanada iyo maamulka ALLE udhiibay 《subxaanallaah) ILLAHAY Hanaga dhigo kuwa maalinta daran Illlaahay arka Aaamin
https://youtu.be/D2_n07N-MvM