Ex-wasiir Xaglatoosiye oo beeniyey Wararka sheegaya in uu kamid yahay wadahadalo lala yeeshay xisbiga wadni

0

Saleebaan Xagla Toosiye wasiirkii hore ee Caafimaadka Somaliland oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa goordhweyd xaqiijiyay inaanu kamid aheyn garabka ka xisbiga Kulmiye ee wadahadalka kula jira Xisbiga Waddani.

wuxuu sidoo kale xaqiijiyay i aanu sinaba uga mid noqon Karin Xisbiga Waddani.

Ex Wasiir Xaglo Toosiye ayaa markii hore lagu tirinayay  siyaasiyiinta Kulmiye ee Waddani wadahadalku u socdo, ee uu hoggaamiyo Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi.