Hawenaydii Barkhad lacagta siisay oo ka falcelisay hadalo suldankiisa kasoo yeedhay

0

Runtii ma wanaagsana in wixii samafal ah la siyaa-sadeeyo , aniga hadii Xaliimo ahaan laygu magac daro xanaanada Daami iyo hadii kaleba waa isugu kay mid oo lacagta maalintii aan bixiyay ayay igaga eekeyd ,
Xil. Barkhad Batuun haloogu magac daro ayaan anigu maalintii horeba soo jeediyay mar hadii uu fikirka xanaanada lahaa , Suldaan Abu-suufiyaana ma garan karo waxa hadalkiisa keenay hadda “.
Xaliimo Biritsh.