Dhalashadaydii Masasad Afka layma galin, oodwaynana ku dhashey, Siyaasada fadumo siciid oo afka furatay

0

Anigu Mufakir ayan aha waxan soomaliland kusoo kordhiyay waloo ayay,

1 Booliiska ayan ku darey gabdho booliss ah

2 Ciidanka ilalada xeebaha anigaa fikirkeeda lahaa waana lagu guulaystay,

3 jaamacda bada anigaa dhisay maantana  bogeeda taariikhda layguma xuso