Warbixin ku saabsan Gaajada qoysaska barakacayaasha Tigray oo ka sii dareysa

0

Malaayiin qof oo ku dhaqan gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa aad ugu baahan gargaar cunno, iyadoo magaalada Mekelle oo ah xarunta gobolkaas qoysaska barakacay ay sheegayaan in maalmaha qaar aysan haysan wax ay cunaan.

Sida ay ku soo warrameyso Wariyaha VOA-da ee magaalada Mekele Heather Murdock gaajada ayaa ah ka mid ka dhalatay dhibaatooyinka sii kordhaya ee isku dhacyada gobolka,

Boqo