Wararkii ugu danbeeyay ee magalada xamar iyo siyaasada murugsan ee ka jirta

0

Wararkii ugu danbeeyay ee magalada xamar  waxaa xalay shirar ku kulmay midowga musharxiinta  madaxtimanada  dawlada xamar iyo hogaamiyayasha labada maamul gobaleed ee gal mudug iyo hirshabeele,

is aragan  madxda kala fikirka duwan aya  xili danbe laysku gadhay, madxawaynta midowga musharxiinta  xasan sheekh iyo sheekh shariif ayaa  ka dalbaday labadan hogaamiye gobaleed inay cadeeyan mawqifkooda  talabadii ay qadeen baarlabaank ee ay 2sano ugu kordhiyeen ninka mudadii xilka loo doortay ka dhamatay ee farmajo,

dhanka kalena  kooxda loo yaqan  beesha lixaad ee  reer galbeedku leeyihiin ayaa kulan la qatay  ex madaxwayne farmajo waxaanay ku war galiyyeen in aanay aqbalaynin tabaha  iyo khidadaha uu ku dhaqaqay ee barlamanku muadda ugu daray