Magaalada meel walbo ciidamo militeri oo wata baabuurta tiknikada ayaa lagu soo daadiyay”

0

Magaalada meel walbo ciidamo militeri oo wata baabuurta tiknikada ayaa lagu soo daadiyay”

Dhismaha Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka ee magaalada Muqdisho waxa ka socda kulan ay leeyihiin xildhibaannada kaas oo lagaga hadlayo qodobo ay kamid yihiin cudurka COVID19, ansixinta labo xubnood oo kamid noqonaya guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha, iyo u codeynta sharciga qoxootiga qaranka

.

Dhawr iyo Toban xildhibaan oo horey golaha looga ganaaxay inay ka qaybgalaan shan fadhi ayaa loo diiday inay tagaan dhismaha Barlamaanka iyadoo ciidamo farabadan la dhigay wadooyinka gala dhismaha Barlamaanka.

Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamad Wasiirkii hore ee amniga Soomaaliya ayaa BBC u sheegay in ciidamada militeriga lagu daadiyay Muqdisho isla markaana laga hor istaagay in uu galo baarlamaanka.