Ethiopia oo dabacsanaan dublimasiyaded ka muujisay muranka dhulka xadka ah ee u dhexeeya Suudan

0

toobiya oo sheegtay in wadahadallada ku saabsan gobolka Al Fashaga ay sii socon karaan

Itoobiya ayaa sheegtay in wadahadallada ku saabsan gobolka Al Fashaga ay sii socon karaan ka dib markii Sudan ay dib uga guratay dhulkaas lagu muransan yahay sida uu kusoo warramay TVga ETV .

Afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda e Itoobiya Dina Mufti ayaa sheegay inay ka go’an tahay in xal nabadeed laga gaaro khilaafka, wuxuuse intaa sii raaciyey in Itoobiya aysan gorgortan ka geli karin madax banaanideeda.