Maamulaha xarunta kaluumaysia berbera oo ka digay duufanta la sheegay in ay kusoo leedahay xeebaha bada cas ee geeska

0

Waxaa siwayn loo  hadal hayaa dabaysha duufaanka iyo roobka wadata ee la sheegay inay kusoo fool leedahay  xeebaha bada cas eee geeska,

Maamulaha  xarunta kaluumaysia ee maaalada berbera Ismaacil cabdi xirsi  ayaa  isagoo khadka telofanka iigu waramay sheeay in laga yaabo in dabayshan  roobka wadata soo gaadho xeebaha Somaliland ee sanaag ,saaxil iyo salal waxaanu dadak xeebaha degan uga digayaa inay ka feejignaadaan  dufaanka  saadaasha hawadu sheetay i waxaanu faray inay  ka durkaan xeeliga bada  sababtoo ah  ayuu yidhi si deg deg ah ayay daqiiqado yar  dhibaato u gaysan kartaa dabayshan roobka wadataa,

Dabcana wuxuu intaa ku darey isuduwaha kaluumaysia ee g saaxil ismaaciil cabdi xirsi   in ay digniin siiyeen kaluumaystada si aanay bada u galin ama kuumaysi u sameyn malmaha  khatarta badan ee badu kacsan tahey,

Cabsi badan ayaa  ka jirta  dabaysja roobka wadata ee la sadaliyay inay ku dhufanayso  geeska afrika  xeebaha bada cas, Dabayshan oo magaca loo bixiyay yahay Gaado ayaa durba ku dhufatay xeebta  gobolka bari ee soomaaliya ama butland  waxaana wararka ka imanaya sheegayaan  in ay waxyeelo gaysatay  bur bur hantiyeed  iyo tuulooyin ay gudaha usoo  galeen biyaha baduba

Tiraba sadaex qof oo dhalashadaooda lagu sheegay yamen aya  lagu arkay xeebta caluula  iyagoo mayda, sidoo kalena xaafuun waxa ku caaryay illaa lix doonyood oo kaluumaysatao ,lamina oga dadkii watey nolol iyo geeri waxay ku suan yihiin

Dalka yare e jabuutina waxaa wararku sheeayaan ama saadaasha hawadu in maalinta arbacada ah ay ku dhufan doonto dabayshan roobka wadataa,