De Deg, Raysala Wasaarihii Farmaajo Caydhiyay aya sheeay in uu musharax madaxwayme u taagan yahey

0

Hassan Ali Khaire@HassanAKhaireFikir iyo talo wadaag dheer, kaddib waxaan halkan idinkula wadaagayaa musharaxnimadayda jagada Madaxwaynaha JFS. Anigoo si dhab ah u fahamsan fursadaha iyo caqabadaha la xiriira hoggaaminta iyo waxqabadka dalkeennu u baahan yahay maanta iyo mustaqbalkaba