Ganaax lacageed ayaa la saaray UNIVERSAL TV iyo STAR TV

0

Ganaax lacageed ayaa la saaray UNIVERSAL TV iyo STAR TV oo wasiirka warfaafinta u xayirnaa.Waxaa xusid mudan in TV Universal oo laga leeyahay Somaliya 15000$ lagu ganaaxay, halka Star TV oo laga leeyahay Somaliland 5000$ laga qaadayo.