Deg Deg Tiraba Sadex qof aya ku dhinat Gaadhi Ku Dhacay Buurta Sheekh

0

Berbera, {Biyoguure New}sShilkan oo Goordhoweyd ka dhacay Buurta Sheekh ayaa sida lasheegay waxaa ku geeriyoodey Sadex Qof Tiro kalena Wayku dhaawacmeen.

Shilka Baabuur ayaa ka dhashay bas yar oo caasiya oo ah nooca ukala gooshay gobolada dalka oo buurta kasoo daadagayay oo bilaa bireeg noqday kadibna buurta afka hore ku dhuftay waxaana sidaa noo xaqiijiyay mid kamida dadka ku nool Tuulada Hundisa oo goobta shilku kadhacay tagay.

dhimashada dadka geeriyooday Alle Ha Unaxariistee iyo kuwa dhawaacmay waxa la keenay Cisbataalka Degmada Berbera.

Gudaha Somaliland Mudooyinkii Dambe waxa soo badanaayay shilalaka gaadiidka ee ay naf waayayaan dadka tiro badani maal iyo hanti badanina ku baaba,aysay.