Degdeg:Wasiir ka tirsan Xukumada Somaliland oo shaaciyey in Xanuunka Coronavirus Haleelay+Xaaladiisa Caafimaad

0

Wasiir ka tirsan Xukumada Somaliland oo shaaciyey in Xanuunka Coronavirus Haleelay+Xaaladuu galay

Mohamed Ahmed (Awad) @CAWADAYN

Waxaan sameeyey Baadhitaanka caabuqa Covid19, jawaabtuna positive bay noqotay Xaaladayduna way fiican tahay. Wax xanuun ah oo aan dareemaya ma jirto #Somaliland #COVID19 300 10:29 PM – Jun 1, 2020 · SomaliaTwitter Ads info and privacy 365 people are talking about this