VOASomali
Kadib markii shalay uu Bernie Sanders ku dhowaaqay inuu ka haray tartanka doorashada ee dimoqraadiga, waxay ka dhigan tahay in doorashada madaxweynaha Mareykanka ee dhaceysa 3-da November 2020 ay ku loolami doonaan Joe Biden iyo Donald Trump.

Yaa jeclaan laheyd inuu ku guuleysto?