Garyaqaanka Guud Ee Qaran Somaliland oo Ka Hadley Xeerka Furashada Ururada Siyaasada oo Ay Gacanta Ku Hayaan

0

Garyaqaanka guud ee Qaran Somaliland Cabdisamad Cumar Maal ayaa waxaa uu markii ugu horeysay cadeeyay in xafiiskiisu gacanta ku hayo xeerka nidaamka furashada ururada siyaasada ee Madaxweynaha Somaliland dhawaan shaaciyay.